Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Sicir Bararka Iyo Isku Bedelka Lacagaha Somaliland
September 26, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda UN OCHA ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Isku duwidda Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegtay in sicir bararka Somaliland uu kor u kacay qiyaastii 2-4% intii lagu jiray bilihii June iyo Julay ee sannadkan, balse uu si qunyar ah hoos ugu dhacay qiyaastii 3%.