berberatoday.com
“Wada-Hadal Kama Galeyno Badda..”Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo
September 27, 2019 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa shalay khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay doonayso in muranka badda ee kala dhexeeya Kenya ay xaliso maxkamadda caalamiga ah, oo lagu wado inay mar kale dhageysato 4-ta November.

Hase yeeshee, madaxweyne Farmaajo ayaa dhinaca kale sheegay in labada madaxweyne ay ku heshiiyeen in caadi lagu soo celiyo xidhiidhka labada waddan hase yeeshee aan laga wada hadal arimihii muranka bada ee udhxeeyay somaliya Iyo Kenya.

Hadalka Madaxweyne Farmaajo ayaa imanaya ayada oo dhigiisa Kenya, Uhuru Kenyatta uu sheegay in Kenya ay dadaal xooggan ku bixineyso sidii muranka dhinaca xuduudda badda ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya loogu xalin lahaa wada xaajood.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews