berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Iska Fogaysay Urur Sheegay In Ay Dawladdu Dacweynayso Dadka Ku Mucaaridka ah Ee Qurbaha Degan,
September 27, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada  arimaha dibada jsl iyo masuuliyiiinta kale ee wasaarada waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu baahiyay urur lagu magacaabo ururka midnimada Somaliland  oo sheegay in ay  dadka xukuumada ku maraacidka ah ka dacwaynayaan wadamada ay degan yihiin ee caalamka.

Xukuumada somaliland ayaa warkaasi iyo jirtaanka ururkanba  waxba ka jirin urur ku tilmaamtay iyagoo xusay in aanay jirin in xukuumadu arimahaasi u wakiilatay dawlada arimaha qurba joogta ay uga wakiiltahay wakaalada qurba joogta somaliland,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews