berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waraysi Prof Geedoole, Ma jiraa Qalad Aad Bulshada Kaga Gashay, Intii Aad Wasiirka Ahayd Oo Aad Maanta Qiranaysaa?
September 28, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo lala Yeeshay Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa waxa laga waydiiyay arimo badan oo door iyo in ay jirto khalad uu bulshada ka galay intii uu wasiirka ahaa oo uu hada qiranayo isagoo dhanka kale Prof geedoole taageeray inay dowladda Somaliland la wareegto keenista iyo gacan-ku-haynta Shidaalka oo ay markii hore Shirkado ganacsi keeni jireen, dhawaanna Xukuumaddu sheegtay inay la wareegtay iyadu, waxa uu sidoo kale soo dhaweeyey nidaamka ay waxbarashada dowladda u dejinayso dowladdu ee ay sheegtay inay ku tayeynayso waxbarashada dugsiyada ay maamusho.

Prof: Geedoole oo Weriye Cabdifataax Ismaaciil Mursal ku Waraystay Barnaamijka Xog-wadaag Ee ka baxa Baddacas24tTV, waxa uu ka jawaabay su’aalo kala duwan oo intii barnaamijku socday lagaga weydiiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwa wakhtigan dalka ka taagan iyo xilligii uu isagu xilka Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha ee Xukuumaddii Siilaanyo hayey qaladaad ka dhacay hadduu jiro iyo in kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews