berberatoday.com
Masuul Xukuumada Somaliland Tirsan Oo Ka Horyimid Go,aankii Dawladu Ku Joojisay Muxaadiradii Sheikh Maxamed Idiris!
September 28, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyaha madbacada Qaran Maxamuud raage ayaa sicad u sheegay in uu khaldanaa Go,aankii xukuumadu ku joojisay muxaadiro uu magaalada hargaysa ku qab lahaa sheikh maxamed idiris oo ay joojisay isla xukuumada uu ka tirsan yahay ee madaxwayne biixi

Sidoo kale waxaa hadalka kasoo yeedhay mareeyaha madbacada ka jawaabay gudoomiyaha gobolka maroodi jeex oo isagu ahaa masuulkii afka xukuumada ku hadlay ee joojiyay barnaamijka sheikh maxamed idiris oo dhalinyrada reer Somaliland eek u hawlan soo casuumida shakhsiyaad aan ogolayn qadiyada reer Somaliland uga digay falalka noocaasi ah

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews