berberatoday.com
Sheekh Jaamac Wadaad Oo Ka Hadlay Gorgor-weynaha Dadka Cunaya, Bulshadana Baaq Udiray
September 28, 2019 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Sheekh Jaamac Wadaad oo ka mid ah Culimada Reer Burco, ayaa ka hadlay Xawayaanka Duulaaga ah oo Gorgor-weyne lagu sheegay, isla markaana Carruur ku cunay Bariga Itoobiya iyo Koonfurta Somaliland, qaarna ku dhaawacay oo dadku aad uga qayliyeen, isla markaana warbaahinta iyo goobaha bulshadu ku kulantaba aad loogaga hadlo tan iyo toddobaadkan dhammaaday.

Sheekh Jaamac waxa uu sheegay in Xawayaankani yahay mucjiso Illaahay, isla markaana loo baahan yahay in Diinta loo jeesto oo Kitaabka Qur’aanka ah la isku maamulo. Sheekhu waxa uu Bulshada ugu baaqay in la ducaysto oo Qur’aan la akhristo, Illaahayna laga baryo inuu masiibooyinka socda inna hareer-mariyo.

Waxa uu Sheekh Jaamac Wadaad sidaa ku sheegay Waraysi uu siiyey Jimcihii Baddacas24TV, waxaanannu Sheekha oo arrimahaas si faahfaahsan uga hadlaya, aannu warkiisa idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews