Madaxwaynaha Dalka Yugaandha Oo Casho Sharaf Usameeyay Waftigii Somaliland Iyo Madaxdii Ka Qaybgashay Shirka Barwaaqo Sooran!
September 29, 2019 - Written by Berbera Today
Kampala(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka yugaandha yuweri museferi ayaa casuumad casho sharaf ah usameeyay ergooyinkii ka qaybgalay shirka ururka barwaaqo sooranka oo lagu qabtay dalkiisa.

