Madaxwayne Farmaajo Oo Kulan Layeeshay Gacan Ku Dhiigle Korneyl Tuke Oo Maxkamadi Ku Heshay Xasuuqii Uu U Gaystay Shacabka Somaliland!
September 29, 2019 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Maamulka Muqdisho Maxamed Cabdilaahi farmaajo ayaa qarsan kari waayay colaada iyo nacaybka uu uhayo shacabka Somaliland kadib markii uu sibadheedh ah dalka maraykanka ugula kulmay gacan ku dhiigle Col Yuusuf Tuke oo dhawaan maxkamad ku taala dalka maraykan ku riday xukun la xidhiidhiidha xasuuqii uu ka gaystay deegaanada Somaliland gaar ahaan gobolka gabiley.
