Daawo Muuqalka”Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Iyo Fayadhawrka Dawlada Hoose Ee Berbera Oo Ka Warbixiyay Weerar Koox Shufto Ahi Kusoo Qaadeen Gurigiisa Oo Gaadhigiisii Dab Lagu Qabadsiiyay
May 14, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Agaasimaha Waaxda Arimaha Bulshada Iyo Fayadhawrka Dawlada Hoose ee Berbera Jimcaale Cabdillahi Jaamac(Cawke) ayaa kawar bixiyay weerar habeenkii xalay koox shufto ahi kusoo qaadeen gurigiisa oo kuyaala Xaafada Mujaahid Haybe Laanbad, waxaanu agaasimihu sheegay in gaadhigii dawlada ee uu ku shaqeynaayay iyo gaadhi kaloo gurigiisa yaalay dab la qabad siiyay lana gubay.