Daawo Muuqalka”Masuul Xisbiga Waddani Uhadlay Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Ka Qeyb Galka Caleemo Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe
October 5, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay waaxaha kala duwan ee dalwada Somaliland uga digtay inay ka qeyb galaan caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ZDAvkpIIs3A
Berberatoday.com