“Waxaanu Jeclayn Iyadoo Labeentii Reerku Ku Horfadhido Madaxwayne, Inaad Tidhaahdo Aqbalay Lakiin..” Maayarka Ceerigaabo.
October 9, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka magaalda ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur ayaa ka badheedhihiisa ka dhiibtay madashii ay ku kulmeen madaxwayne biixi iyo ergadii uu kamid ahaa ee nabada gobolka sanaag kadib markii madaxwayne biixi ka diiday codsigii ay usoo gudbiyeen ee saamaxaada Col Caare
Halkan Hoose Ka Daawo Muqalka Warkan
https://youtu.be/OnZ-64Y2IzM
Berberatoday.com