Daawo Muuqalka”Dood Ku Saabsan Arinta Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada Oo Lagu Qabtay Hargaysa!
October 16, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Akaadamiyada nabada iyo horumarinta ayaa soo qaban qaabisay dood ku saabsan saami qaybsiga kuraasta golha wakiilada iyo xal looga gaadhi lahaa caqabadaha hor yaala.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/zyZTKj53cEk
Berberatoday.com