Daawo Muuqalka”Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Dood Ka Yeeshay Qadiyada Madax Banaanida Somaliland!
October 18, 2019 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Baarlamaanka dalka Kenya ayaa fadhigoodii Maanta Dood Xasaasiya kaga yeeshay Xidhiidhka Udhexeeya Somaliland Iyo Kenya,

Sidoo kale baarlamaanka kenya ayaa hoosta ka xariiqay Muhiimada ay leedahay xidhiidh uu dalkoodu la yeesho Jamhuuriyada Somaliland islamarkaana ay uga furan la haayeen Xafiis.