Dawlada Kenya Oo Shaacisay Magaca Shakhsiyaad Al shabaab Uqaabilsan Weerarada Laga Fuliyo Xadka Dalkeeda!
October 20, 2019 - Written by Berbera Today
Nairobi(Berberatoday.com)-Booliiska la dagaalanka Argagixisada ee dalka Kenya ayaa aqoosaday shaqsiga Al-shabaab u qaabilsan weerarrada xadka, gaar ahaan weerarkii lagu dilay 11 Askari ee horaantii bishan ka dhacay duleedka Libooyo.
