Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Eedihii Ugu Culuslaa Oo Dhul Boob Kamid Yahay Ujeediyay Madaxweyne Muuse Ku Tilmaamay Masuul Aan Diyaar U Aheyn Inuu Doorasho Dalka Ka Qabto”“ Beesha Caalamku Gacmo Madhan Ayey Kala Noqoyey Muuse”Daawo Muuqal
October 22, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye Cirro oo ka jawaabay baaqii ay usoo dirsadeen qoysaskii danyarta ahaa ee madaxweynaha qoyskiisa xoogga u adeegsadeen.
“Xisbiga Waddani Marna Ma Aqbali Doono in Xubin kamida Xisbiga Muuse Ka qayb Noqto Gudida Komishan-ka Ee Cusub”
“Muuse Beenta Wuxuu Uyaqaanna Xariifnimo iyo Guul Siyaasadeed”
“Madaxweynaha Mar kasta Waxay dhul iyo Hanti ku Murmayaan Masaakiin Iyo Hooyooyin Danyar ah”ayuu yidhi guddoomiye Cirro.