berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ururada Bulshada Rayidka Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Xubnaha Cusub Ee Komishanka Dorashoyinka
October 23, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa maanta isugu yimi kulan balaadhan oo ay kaga hadleen khilaafka Xisbiyada ee ku aadan xubnaha cusub ee koomiishanka doorashooyinka.

Wakiilo ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa ujeedka kulankoodu ahaa si ay uga wada hadlaan baahida loo qabo in la sameeyo Komishan kalsooni ku dheehan tahay oo horseedi kara geedi socodka doorashada hab xalaal ah oo hufan, iyadoo la ixtiraamayo u hogaansan shuruucda doorashada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews