Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa.
Ciidamada ayaa ku sii jeeday magaalada Berbera marka Gaadhi la dhacay.
Berberatoday.com