Daawo Muuqalka”Wafti Ka Socda Somaliland Gaadhay Sweden Iyo Kulamo Ay La Yeesheen Masuuliyiin Katirsan Dalkaasi!
October 25, 2019 - Written by Berbera Today
Sweden(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka togdheer iyo xildhibaano Katirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa socdaal ku jooga dalka sweden halkaasi oo ay kulamo kula yeesheen madaxda katirsan dalka sweden.
