Daawo Muuqalka”Mujaahidiinta Arab Ah Oo Madaxweyne Biixi U Hanjabey , Gudoomiye Ciro-na Taageeray ” Ila Meereyso Socon Meyso
October 27, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah mujaahidiintii Ururkii SNM ayaa waxaa ay eedeymo iyo hanjabaado isku lamaan ay u jeediyeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay sheegen in aanu diyaar u aheyn in uu dalka doorasho ka qabto
Mujaahidiintan ayaa waxaa ay sidoo kale ay taageero u mujiyeen hadalkii dhawaan Gudoomiye Ciro kaga Hadley khilaafka cusub ee guddida Doorashooyinka