“Suxufiyiinta Xamar Tagay Waxay Sheegeen Waxba Kama Jiraan,”Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto”Daawo Muuqal
October 28, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamud Cabdi Jaamac Xuuto ayaa si aan ka fiirsi lahayn udadefeeyay Cadaalada darada iyo awood sheegasho sharci oo Suxufiyiinta Shabakada hadhwanaagnews Muqdisho ugu carareen,.
Gudoomiye Xuuto oo ay ahayd inuu Suxufiyiintaas Difaaco Cadaalada darada ay ka yaaceen iyo calayska awooda dawladeed ee Gudoomiyaha Banka ub adeegsaday ayaa si indho la,aana arinkaas uga jawaabay.
halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Gudoomiyaha Solja Maxamed Cabdi Jaamac Xuuto