Daawo Muuqalka Wasiirka Arimaha Debeda Sacad Cali Shire Jawaabta Uu Ka Bixiyey Qaabilaadii Madaxweynaha Ee Djibouti Iyo Hanjabaadda Somaliya
May 17, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa markii u horreysay ka hadlay qaabkii loo maamuusay Madaxweynaha Somaliland ee xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti iyo hanjabaada Soomaaliya ee heshiiska Maalgashi ee xukuumadda Somaliland iyo Shirkadda DP World.
HALKAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=hyt4UpR4CX0