berberatoday.com
Bariis Sababay In Xuduudo La Kala Xidho Iyo Sababta Ku Lammaan
November 1, 2019 - Written by Berbera Today

Abuuja(Berberatoday.com)-Nigeria, oo ka mid ah dalalka Afrika ugu awoodda badan, waxay xuduudeeda xidhay laba bilood ka hor si ay uga hortagto alaabta ganacsiga ee qarsoodiga lagu geliyo – Balse tallaabadaas waxay saameysay ganacsiga dalalka gobolkas oo dhan.

Isu socodka xuduudaha ayaa hakad ku jira, iyadoo cuntadii ay qudhuntay, gawaadhida xamuulka qaadana ay safaf dhaadheer ku jiraan iyagoo sugaya in la fasaxo.

Xidhitaanka xadka ayaa lagu dhawaaqay 21-kii August iyadoo digniin hore aanay jirin, dalalka deriska la ahna way ka cadheysan yihiin arrintaas.

Arrintaas oo dhan waxaa sabab u ah bariis. Waxay u muuqataa in nigeria ay ka xanaaqsan tahay bariiska ku qulqulaya xuduudeheeda iyadoo hore loo mamnuucay.

Dadka badeecada qarsoodiga ah isu gudbiya ayaa bariis laga keenay dalka Benin geeya Nigeria, taas oo lagu tilmaamay dhaawacidda dhaqaalaha.

Meesha ugu badan ee kotorobaanka la isaga safriyo waa Cotonou, magaalada ugu weyn Benin iyo xarunta ganacsiga Nigeria ee Lagos, kuwaas oo dhor saacadood oo safar ah isu jira.

Sida laga soo xigtay Baanka Adduunka, dhaqaalaha Benin wuxuu si wayn ugu tiirsan yahay isu gudbinta badeecada aan sharciga ahayn, iyo ganacsiga sii mara Nigeria, taas oo u dhiganta 20% dakhliga dalkaas.

Qiyaastii 80% boqolkiiba alaabta soo gasha Benin waxaa loosii gudbiyaan waddanka Nigeria.

Nigeria waxay 2004-tii mamnuucday bariiska laga keeno Benin iyo dhammaan dalalka deriska la ah oo la joojiyay 2016-kii, balse taas ma aanay joojin ganacsiga noocaas ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews