berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Baanka Somaliland Cali Baqdaadi Oo Xadhiga Ka Jaray Dib U Habayn Lagu Sameeyay Baanka Dhexe Ee Gobolka Gabiley.
November 4, 2019 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu weheliyo Agaasimaha Baanka ayaa Xadhiga ka jaray Baanka dhexe ee magaalada gabiley oo dib uhabayn lagu sameeyay.

Waxaana munaasibada xadhiga lagaga jaray goob jog ahaa maamulka gobolka gabiley

Baanka dhexe ee magaalada gabiley oo ah baankii ugu horeeyay ee Somaliland laga hirgaliya.

Ugu Horay waxaa munaasibada xadhig ka jarista ah ka hadlay maamulaha baanka dhexe ee gabiley Maxamed Jaamac Nuur oo ka warbixiyay shaqada baanka iyo doorka ay maamulka gabiley ka qaateen Dib uhabayntan lagu sameeyay baanka iyo waxyaabaha u qabsoomay mudadii uu joogay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews