Daawo Muuqalka”Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Xeebaha Somaliland Iyo Wararka Laga Helayo! C
November 5, 2019 - Written by Berbera Today
Ceel Sheekh(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah deegaanada xeebta teedsan ee somaliland ayaa waxaa habeenkii xalay ka da,ay gaar ahaan deegaana cabdi geedi ee waqooyiga gobolka maroodi jeex iyo sidoo kale laas qoray oo katirsan gobolka sanaag.
