War Deg Deg Ah”Madaxwayne Muuse Biixi Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Kuxigeenkiisa
November 5, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa goordhawayd magacaabay taliyaha ciidanka booliska somaliland isagoo umagacaabay GEN Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale)- oo hore Uga tirsanaa ciidanka qaranka Somaliland .
