berberatoday.com
Wasiirka Warfaafinta Xukumada Madaxweyne Muuse Oo Noqday Masuulkii Uhoreeyay Ee Dr Gaboose Ujawaabay
November 6, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa noqdey masuulkii ugu horeeyey ee u jawaaba hadalkii Dr Gabooose ee Shalay

Wasiirka oo hadlay VOA ayaa yidhi .

“Gaboose intii wax la isku dirayay wuu joogaa isagoo wasiirka arrimaha gudaha ah, wuxuu ahaa ninkii kaliya ee maxkamada noqday, shir beeleed ayuu ka qeyb galay, marka uu beelo ka hadlayo, isagaa dadka wax xumanaya ee dadka kala fogeynaya ka mid ahaa.

Waa dhakhtar weyn oo dadka ka faqiir ah aan u adeegin ka wax haystana ka qaada, waxaa habooneyd in dhakhtarka uu maanta gacanta ku hayo shacabka danyarta ah ugu naxariisto ee aanay tagin karin maanta.

Meel dhibaato ka jirto ma hayno haddaanu isagu abuureyn, jabhada uu sheegayaa waa Caarre oo maalin kaliya kamuu hadal Wabarna reerkiisa ayaa hor taagan Itoobiyana waan ka wada hadalnay.

Heshiisyo ayaa laga gaadhay arrinta doorashada oo odayaasha beeshiisa ayaa ka hadlay waxaa uu u qodqodayaa waa arrin kale sameeyo laakiin way ka fashilantay

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews