Baarlamaanka Maamulka Putland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyohoodii Cabdixakiin Dhoobo Daareed
November 7, 2019 - Written by Berbera Today
Garowe(berberatoday.com)-Barlmaanka Maamulka Goboleedka Puntland Somaliya ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyahii Barlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-dareed 49 mudane ayaa u codeeyey xil ka qaadista Gudoomiyaha barlamaanka 4xildhibaana waa ka aamuseen 53xubnood ee koramka manta fadhiday
Waxa Xusid Mudan Inaanu Fadhiyin Golaha iyo goobta xilka lagaga qaaday Gudoomiyaha xilka laga xayuubiyay Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhoobo Daareed oo golaha hore ugaliyay fasax sadex maalmooda.