berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Telefishanka Dalka Sweden Oo Qaadaadhigay Somaliland Iyo Barnaamij Cajiibka Oo Uu Ka Diyaariyay Ilaalinta Xeebaha
November 11, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka ugu wayn dalka Sweden ee SVT, ayaa qaadaadhigay qadiyada Jamhuuriyada Somaliland iyo sida ay u ilaalisay khayraadka badaheeda kaasi oo lagu baahiyay tvgan barnaamij laga diyaariyay badaha Somaliland.

Wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Ambasador sakariye xasan wacays oo hormuud ka ahaa guusha ay Somaliland ka gaadhay dhinaca xidhiidhka labada dal iyo mashruuca ay Somaliland ka caawinayso ee xeebaha Somaliland,

Ayaa ka warbixiyay muhiimada Somaliland uleedahay ilaalinta khayraadka xeebaha Somaliland .

DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN LAGU QAADHIGAYO SOMALILAND IYO TVGA SVT

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews