Diyaarado Tiradooda Lagu Qiyaasay 100 Joog Hoose Ku Duulaya Oo Dulmaray Hargeysa Iyo Hawdkeeda
November 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Diyaarado tiradooda lagu qiyaasay ugu yaraan 100 Diyaaradood oo is dhinac socda isla markaana joog Dhexe ku duulaayey ayaa goor dhaweyd dul maray deeganada Hawd-ka magaalada Hargeysa gaar ahaan magaalada Baligubadle .
Diyaaradahan ayaa dadka deeganku ii sheegen inay ka soo kaceen dhinaca Galbeed isla Markaana ay u socdeen Jihada Bari.
Wariye Cabdiraxiim Mawliid
Hargeysa Somaliland