Daawo Muuqalka”Gudida Cusub Ee Doorashooyinka Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Iscasilaan!
November 17, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Bayaan ay soo saareen midowga Ururada bulshada somaliland oo ay hormuud ka yihiin haweenka aqoonyahanka ahi ayaa baaq culus udiray koomishanka doorashooyinka somaliland ee cusub oo ay usoo jeediyeen in ay iscasilaan si suurto gal unoqoto doorasho ka qabsoonta dalku.
