“Ciidankeena Boolisku Waxay Ku Gafeen Qodobka 8aad Ee Xeer Nidaamka Ururada Siyasada Iyo Ansixinta Axsabta Qaran No.14 Hadii Sharcigu Shaqeynayo Boolisku Maxkamad Ayay Ku Mutaysan Lahaayeen”Garyaqaan Sciid Geeljire
November 18, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Siciid Geeljire oo kamida Garyaqaanada Somaliland ayaa soo bandhigay sharciyada iyo Xeerar uu sheegay inay Ciidamada Booliska Somaliland Jabiyeen markii ay la wareegeen Xarunta Xisbiga Waddani kuna horjoogsadeen Kulankii Taageerayaasha Iyo Masuuliyiinta Xisbiga waddani ku yeelan lahaayeen xarunta Guud ee Xisbiga Waddani.
Garyaqaan Siciid Geeljire oo Bartiisa Faceebooka soo dhigay qoraal uu sharci jabin uu sheegay in Ciidamada Booliska somaliland ku kaceen oo Maxkamad ku mutaysan lahaayeen hadii sharcigu shaqeynayo ayaa Yidhi”