berberatoday.com
Ergada Dhexdhexaadinta Oo La Filayo Inay Maanta La Kulmaan Madaxweyne Biixi
November 21, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergada Madaxweyne Biixi iyo xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka dhex waday dhexdhexaadinta iyo isu soo dhawaynta ayaan weli ku guulaysan inay la kulmaan Madaxweyne Biixi.

Ergada ayaa rajo wanaagsan ku qaba inay maanta kulan la yeeshaan Madaxweyne Biixi, iyagoo hore ula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo madaxda Waddani oo uu horkacayo guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews