berberatoday.com
Dood Kulul Oo Ku Saabsan Khilaafka Xubnaha Komishanka Tagaan Iyo Waxyaabaha Sababay!
November 23, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood kulul oo kusaabsan khilaafka cakiran ee wakhtigan ka taagan Qaarkamid ah xubnaha komishanka cusub ee Madaxwayne biixi Soo Xulay, dhawaana golaha wakiiladu Duub duubka Ku Ansixiyeen lix Xubnood oo kamid ah.

Doodan ayaa waxaa ka qaybgalaya Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid Oo katirsan xisbiga mucaaridka ah ee Wadani iyo Xildhibaan Maxamed Jaamaca oo katirsan xisbi xaakimka kulmiye.

Sido kale waxaa doodan ka qaybgalaya Cabdilaahi Jawaan oo ah  Gudoomiyihii Ugu horeeyay Ee komishanka Doorashooyinka Somalilan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews