Daawo Muuqalka”-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Lays Kugu Yeedhay Kulan Deg Deg Ah Iyo Ujeedada!
November 23, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha golaha guurtida ayaa xildhibaanada golaha guurtida ku wargalyay in ay iskugu yimaadaan kulan deg deg ah, iskugu yimaadaan malinta axada 24bishan iyadoo yeedhistan lagu sheegay in uu kulan daaran yahay shaqo qaranka muhiim u ah.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan