“Xukuumada Madaxdii Xisbiyada Af-Duubatay Ee Iyagoon Maxkamadi Xukumin Xabsigii Mandheera U Dirtay, Ee Aan Sharciga Iyo Dookheeda Kala Aqoon Ayaan Doorasho…”Abwaan Xasan Dahir Weedhsame.
November 25, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) Oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ee sida dhow uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, ayaa xukuumada Madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ku guuldaraysatay doorasho in ay dalka qabato taasi oo keentay in markii afraad mudo kordhinta loo sameeyo golaha wakilada.