berberatoday.com
“Madaxweyne Waxaan Kuu Sheegayaa Inaan Mabsuud Ku Ahay Inuu Alle Iga Dhaliyey Kuwaad Midgaha Utaqaanid”Barkhad Jaamac Batuun
December 3, 2019 - Written by Berbera Today

Waxa aan ka marag kacayaa in aad tahay Madaxweynahaygii, Madaxweynihii qarankeyga, Madaxweynihii Mucaaradka iyo Muxaafidka, balse waxa aan kuu sheegayaa in aan Mabsuud ku ahay in uu Alle iga dhaliyey kuwaad Midgaha u taqaanid Oo aan 20 Sanno ka hor soo jiidhay deyrki Jeelki Jaahiliyada ee Sumadiisu aheyd kala sarreynta dadka. Astaan Madaxweynenimo waa Caddaalad iyo Sinnaan bulsheed. Waxaans’e ka Murugeysanahay In ay dadkeeni Somaliland iyo dunidiiba ogaatay In aad tahay Madaxweyne hayb-sooca Muwaadiniinta yaqaana kana run sheegi karin qodobka 8aad ee dastuurka dalka dhaartana aad ku martay! Hawshaada wado hanki qaranka rumoobe haybtuna waa maqiyaaska maamulkaaga! hora loo soconaya.

 

 

 

Barkhad Jaamac Batuun

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews