Guddoomiye Xinif Oo Ka Hadlay Loolanka Xisbiga KULMIYE
December 6, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay,ada Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Somaliland kana tirsan Gudida fulinta Xisbiga Kulmiye Cabdikariim Maxamed Xinif, ayaa sheegay in lagu tartamayo jagadda gudoomiyennimo ee xisbiga Kulmiye. Islamarkaanna la yarayn doonno dadka ku tartamaya jagga si aannu xisbigu xaalad adag u galin.
Gudoomiye Xinif wuxuu siddan ku sheegay warraysi uu siiyey Agaasimaha Telefishanka Horyaal Tv Maxamed Cismaan Mire Sayid.