Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Midowga Afrika Ka Dhaadhicinayso Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland. S
December 7, 2019 - Written by Berbera Today
Somaliland oo la weydiiyay sababta Ereteriya iyo Koonfurta Suudaan ay beesha caalamku u aqoonsatay, Somaliland oo ka horaysayna isaga dhego tirayso!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa beesha caalamka ku canaanatay inay weli ka maagayaan aqoonsiga Somaliland, waxaanay xukuumadu sheegtay inay dedaal ugu jirto inay qaddiyadda Somaliland ku dabo-gasho Midowga Afrika.