Xogahayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Ramaax Cali Hayste Oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi Baadhista C.I.D. Iyo Dacwada Laga Gudbiyay
December 8, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xogahaya arrimaha gudhaa xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ayaa Maanta Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista ee Caasimada hargeisa, kadib markii uu dacwad ka dhan ka gudbiyey gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2LRxWO8oKHc
Berberatoday.com