berberatoday.com
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Eng.Faysal Cali waraabe Oo Aqbalay Dalabkii Madaxweyne Muuse Biixi
December 21, 2019 - Written by Berbera Today
Cirro iyo Faysal Oo Aqbalay Dalabkii Madaxweyne Biixi

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyeyaasha Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay aqbaleen gogosha Madaxweyne Muuse Biixi u fidiyay ee ah in laga wada hadlo muranka siyaasadeed ee arrimaha doorashooyinka ka taaggan.

“Gogoshii Madaxweynaha waanu ogolaanay ,waanan la kulmaynaa ,shacabka Somaliland waxaan leenahay xaalbaanu idin siinay inaan isku kiin dul qabsano may ahayn,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal Cali Waraabe oo uu weheliyo Dr Cirro oo saxaafadda la hadlay.

Madaxweyne Biixi ayaa dhawaan fidiyay gogoshada wada hadalka laakiin, hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa ku gacansaydhay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews