Duqii Hore Ee Caasimada Hargeysa Marxuumm Cawl Cilmi Cabdalla Oo Geeriyooday
December 28, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah wa Inaa Ilayhi Raajucuun Alle ha u naxariisto Marxuum Cawl Cilmi Cabdalle Duqii Hor ee Caasimadda Hargeysa ee Sanadii 2000-2002. Eebbe samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyska, xigtada iyo ummadda Somaliland Guud ahaan uu Ka Baxay.
Marxuum Cawl Cilmi Cabdala Maanta ayuu Ku Geeriyooday Magaalada hargeysa uu waayadan Danbe xanuun ujiifay.
Waxyaabaha lagu Xasuusan doono uu qabtay Xiligii uu Duqa Caasimada Hargeysa ahaa Waxa kamida