Ma Run Baa In Qoyska Madaxweyne Biixi Ay Cabasho Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe U Gudbiyeen Hay’adaha Sharciga ?
December 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi iyo qoyskiisa ayaa la sheegay inay ka damqadeen eeddo uu guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe dhawaan u jeediyay oo nuxurkoodu ahaa in Madaxweyne Biixi uu dalkii ka dhigay ganacsi qoyskiisu leeyahay oo kale.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan