Beelkamida Beelaha Dega Gobolka Sanaag Oo Cabasho Ka Muujiyay Saami Qaybsiga Xukuumada
December 30, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madadhaqameedka iyo waxgaradka beesha habar magaadle oo kamid ah beelaha gobolka sanaag ayaa cabasho wayn ka muujiyay sida ay gabi ahaanba uga madhan yihiin xilalka qaranka ee xukuumada madaxwayne biixi.
