Maalqabeen Dhalinyaro Ah Oo Udhashay Dalka Lubnaan Oo La Sheegay Inuu Guursanayo Gabadh Uu Dhalay Madaxweyne Donal Trump
January 3, 2020 - Written by Berbera Today
Mr.Michael Charbel Waa Wiil reer Lubnaan ah oo afar dhalasho haysta oo ay ku jirto mida Maraykanka, Waxana uu ka dhashay Qoys hodan ah lehna Compnay soo soora Gawarida iyo Equipment kalaba (Multibillion-dollar company).!!
Mr.Michael Charbel, ayaa 10 beri kaddib guursanaya gabadha ugu yar carruurta madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, Mrs-Tiffany Trump.!!
Warbaahinta bariga dhexe ayaa si weyn u hadal haysa iyagoo leh Bariga dhexe oo la xididay Trump.