Ilmihii Ugu Horeeyay Sannadka 2020 Ee Ku Dhasha Toronto Oo Noqday Reer Somaliland
January 3, 2020 - Written by Berbera Today
Toronto(Berberatoday.com)-Ilmihii ugu horeeyay ee ku dhasha sanadka cusub ee lagalay Magaalada Toronto
ayaa noqday Ilmo Soomaliya oo abihii layidhaa Deeq Moxamed, waxaana ilmaha yar loo bixiyay Amiir Deeq Mohammed.

Wiilka yar Aabihii Deeq Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa yidhi isaga oo dareenkiisa cabiraya ” aad ayaan ugu faraxsanahay wiilkayga Amiir”