berberatoday.com
Wiil Somaliya Aabihii Oo Lug Iyo Gacan La’a Ku Dilay Dalka Jarmalka
January 3, 2020 - Written by Berbera Today

Baarliin(Berberatoday.com)-Wiil Soomaali ah ayaa aabihiisa waxaa uu ku dilay dalka Jarmalka gaar ahaan magaalada Hamburg.

Wiil Soomaaliyeed oo 17 sanno jir ah ayaa Toorey u adeegsaday dilka Aabihiis oo 57 sano jir ahaa sida ay qoreen warbaahinta laga leeyahay dalka Jarmalka.

Wiilkaan ayaa aabihiis la dhacay Toorey kadib markii uu soo kala dhexgalay muran xooggan oo aan si rasmi ah loo ogeyn waxa uu ka dhashay.

Wiilkaan aabihiis dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Axmed Nuur Faarax Xuseen halka aabahiisna lagu magacaabi jiray Nuur Faarax Xuseen.

Madaxa Booliska Magaalada Hamburg oo uu dilka ka dhacay ayaa sheegay inay weli wadaan baadhitaan ku aadan sida ay wax u dhaceen.

Maalmihii dambe waxaa soo badanay dilka ay Soomaalida ka geysanayaan wadamada ay qaxootiga ku yihiin, waxaana horey u dhacay kiisas badan oo noocaan oo kale ah.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews