War Deg Deg Ah”Siyaasi Ramaax Cali Hayste Oo Xoriyadiisii Dib Uhelay Xabsigana Laga Soo Daayay
January 13, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghaiyihii Arimaha Gudaha Xisbiga UCId Maxamud Cali Saleebaan Ramaax oo 20 kii Maalmood ee Udanbeeyay Xabsiga Hargeysa ugu xidhna Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta Dib uhelay Xoriyadiisii.
Siidaynta Siyaasi Ramaax Cali Hayste ayaa la sheegay inay tahay Damaanad uu Madaxweyne Muuse Biixi ogolaaday kadib markii Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe uu sheegay inaan Muranka siyaasiga ah ee Xisbiyadu dhamaanayn ilaa Ramaax Cali Hayste laga sii daayo Xabsiga.