“Hadii Laga Waayo Wixii Loo Doortay, Macno Badan Samayn Mayso In Madaxwayne Loogu Yeedho”Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
January 15, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul “laabsaalax” oo kamid hal abuurka dhalinyarada ah ee reer Somaliland Ayaa hadlay caqabadaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo masuuliyada loo doorto hogaamiyaha iyo waxyaabaha ay bulshadu ka sugayso in uu uqabto,
