Xildhibaan Baarlamaanka Ingiriiska Ku Soo Bandhigay Qaddiyada Somaliland Iyo Xildhibaan Kale Oo Taageeray In London Xidhiidh Adag La Yeelato Hargeysa
January 20, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Stephen Doughty oo ka mid ah Baarlamaanka Ingiriiska ayaa dood ka socotay toddobaadkan aqalka Baarlamaanka ee dalkaas, wuxuu kaga hadlay Somaliland iyo sida ay dawladoodu xidhiidh adag ula yeelan karto, maadaama oo uu ka dhaxeeyo xidhiidh taariikhi ahi.