Daawo Muuqalka”Somaliland Sheegtay In Aan La Soo Ogaysiin Xadhiga Internetka Ee Jabuuti Berbera Ay Keenayso
January 22, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay dawladda Djibouti wax xidhiidh ah kala soo samaynin xadhig Internet oo magaciisu yahay DARE oo ay dawladda Djibouti ku dhawaaqday inay soo marinayso badda Berbera.